Barta Barashada Cilmiga Tiknolojiga Si Bilaash Ah

Somali Programmers waxay kuu diyaarisay casharo aad ku baran kartid qaybaha kala duwan ee tiknolojiga. Dhamaan waxa ku jiro shabakadaan waa bilaash lakin lama ogola in meel kale loo qaado.

CASHARO

Waxaan heynaa casharo bilaash ah.

Wada Tashi

Ku soo biir qaybta tashiga, jawaabo ka hel.

Nagu Soo Biir

Ka mid noqo bulshada Somalida oo horay u socoto.

Casharadii Ugu Danbeeyay

Free

Learn Flexbox

608 students enrolled

FlexBox waa hab aad ku habeyn kartid website-kaada adigoo CSS isticmaalayo. Waxay xoog ku leedahay dhinaca Layout ama ah habka wax u muuqdaan.

Free

React JS Project

513 students enrolled

Casharkaan waxaan dhiseynaa To Do app oo aad ku fahmi doontid qaybaha React JS ay ka koobantahay sida Components, state iyo hooks.

Free

Beginner Javascript

1287 students enrolled

Baro aas aaska luuqada Javascript, casharadaan waxay muhiim u yihiin qof waligiis aan horay programming u sameynin.

Free

BARO GIT ESSENTIALS

352 students enrolled

GIT waa system qof kasta oo developer ah inuu barto uu u baahanyahay. Hadaa dad badan aad la shaqeyneysid, waa qasab inaa GIT isticmaasho.

Free

BARO NPM

200 students enrolled

npm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa siida loo istacmaalo node package manager soo gaal waa bilaash

Free

Full SQL Course

965 students enrolled

SQL waa luuqada lagula hadlo database yada si aad waxaad dooneyso uu kuugu qabto. Waa luuqad qof kasta oo developer ah uu u baahanyahay inuu yaqaano.

« » page 1 / 3

Ka mid Noqo Hormarka Aduunka

Aduunka wuxuu u socdaa dhinaca tiknolojiyada, waxaan rabnaa inaan u horseedno bulshada Soomaalida inay la jaanqaadaan hormarkaas. Hababkaan hoos ku xusan ayaan rabnaa inaan bulshada ku hormarino.

SP waxay soo gudbineysaa casharo si fiican loo diyaariyay oo loogu tala galay inay ardayga bilowga ah ka dhigto mid aqoontiisa/aqoonteeda meel fog gaarsiin karto.

Arday kasta wuxuu helaayaa taageero dhan oo markasta looga jawaabi karo su’aal kastoo uu qabo. Waxaan ka rajeynaynaa dhamaan ardayda inay ka mid noqdaan kuwo caawiyo ardayda ka hooseyso.

SP waxay xooga saareysaa inay soo bandhigto aqoonta Soomaalida meelkastoo ay joogaan. Waxaan dooneynaa in dhalinyarada ay ogaadaan in aduunka aqoontooda u baahanyahay. Anagana aan halkaan taageero ula joogno.