Learn Flexbox
Flexbox waa hab aad ku dhisi kartid website adigoon ka wal waleynin habka uu website-ka u egyahay and loo arko
Flexbox waa hab aad ku dhisi kartid website adigoon ka wal waleynin habka uu website-ka u egyahay and loo arko
Intaadan u gudbin casharada kore ee Javascript, waxaa u baahantahay inaa aas aaska iska dhisto. Casharkaan waxaad ku barani arimaha la xariiro Variables, Function iyo Loops.
Course Description GIT waa cilmiga lagu maamulo markii aad dad badan kala shaqeynaysid code. Wuxuu kuu ilaalinayaa dhamaan wixii la badalay, goortii la badalay iyo qofkii badalay. Waxaad kaloo dib ooga laaban kartaa dhamaan is badaladii hore ee aad sameysay. Waa barnaamijka ay dhamaan ururada waa wayn isticmaalaan. Waxyaabaha aan baran doono waxaa ka mid …
npm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa soo gaal waa bilaash
SQL ama Structured Query Language waa luuqada aad kula hadli kartid database yada loo yaqaano Relational Databases. Waxaad u isticmaali kartaa inaad amar siiso database-ka si waxaad dooneyso uu kuugu soo aruuriyo. Luuqadaan waxay ka mid tahay luuqadaha aduunka ugu caansan. Casharkaan waxaan isticmaaleynaa PostgreSQL oo ah relational database lakin waxyaabaha aa barato oo dhan …
React JS waa system lagu dhisay Javascript oo loogu tala galay in lagu dhiso website-yada ama apps-ka. React waa habka cusub oo qaybta hore (Frontend) oo website-ka loo soo bandhigo. Waxay xooga saartaa in si dhaqsa ah wax usoo baxaan ayadoon browserka uusan reload sameynin. Waxyaabaa aan baran doono: Components State Props Forms Maxaa u …
Bootstrap waa barnaamij lagu dhisay CSS iyo Javascript si markaa shabakad dhiseyso laguugu fududeeyo habkii aad u naqshadeyn lahayd. Waxaa loo dhisay Bootstrap inay shabakada ka dhigto ‘responsive’ ama in si fiican looga daalacan karo computer-ka ama mobile-ka.
WordPress waa ‘content management system’ oo ah software loo isticmaalo in lagu dhiso shabakadaha internetka. WordPress waxaa ku dhisan in ka badan boqolkiiba sodon dhamaan shabakadaha internetka.
Barashada CSS waxay kaa caawineysaa inaa dhisto shabakad qurux badan oo indhaha soo jiidaneyso.