Basics of React JS

Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

React JS waa system lagu dhisay Javascript oo loogu tala galay in lagu dhiso website-yada ama apps-ka. React waa habka cusub oo qaybta hore (Frontend) oo website-ka loo soo bandhigo. Waxay xooga saartaa in si dhaqsa ah wax usoo baxaan ayadoon browserka uusan reload sameynin.

Waxyaabaa aan baran doono:

  1. Components
  2. State
  3. Props
  4. Forms

Maxaa u baahantahay inaa taqaano intaadan bilaabin:

  1. Si fiican inaa HTML iyo CSS u taqaanid
  2. Xoogahaa fiican inaa ka fahansantahay Javascript
  3. Terminal iyo Git waxay yihiin inaa wax ka fahansantahay

11 thoughts on “Basics of React JS”

  1. Aad baad umahadsantahay ustaad duuran Ali
    Runtii Somalia programmers waxaan kafaaiday full courses react js i.a waxaan inaan kafaaido other courses
    Ustaad mana kumahadsantahay fursada aad nasiisay ee fiiga aan Wax uga baranayno Somalia programmers
    Thanks my teacher duraan ali

  2. Teacher Duran Ali
    Marka hore aad baad kaaga mahadcelinaa sidaad noo caawineesid dhamaanteen.
    Marka xegta qaas baan aad kaaaga mahadcelinaa waayo cashiradaada wexee ibare sidaan qaladaadkeyga uxalin lahaa waayo adiga markaa cashirka sameeneesid qalad bdn kuma qabsan balse ani ma xisaabin kari qaladka si lamid ah cilmigaan bartayna makoobikaro.
    Any way Thanks For Ever Dear Teacher

Leave a Reply