Bootstrap waa barnaamij lagu dhisay CSS iyo Javascript si markaa shabakad dhiseyso laguugu fududeeyo habkii aad u naqshadeyn lahayd. Waxaa loo dhisay Bootstrap inay shabakada ka dhigto ‘responsive’ ama in si fiican looga daalacan karo computer-ka ama mobile-ka.
7 thoughts on “BARO BOOTSTRAP”
Leave a Reply
You must be logged in to post a comment.
ohh!! waad mahadsantahay Ustaad teedakel wada aad inoo firtey aad bey inoo hagi doontaa intakale google ayaa dhamestiridono waayo gogle waa sxpka engineeers ka IT sanadkaan kaliya wada natuso intakale anaga ayaa raadsaneeno waxaadna nagu caawisaan website yada lagahelikaro course kasta oo aad nasiiso kabixinaayo faafahin thanks alotπππ
Ustad aad iyo aad baan kaaga mahad celinayaa sida aad noogu faa ideeysay oo aad waqtigaagana noogu hurtay, anigana Alaah ha iga dhigo midka faa idesto .
Adigana ajar aan lasoo koobi Karin Alaah hakusiiyo waxii aan isleeyahay weykaa dhiman yihiina waan sii raadsanayaa mahadsanid.
mahadsanid ustaaad
mahadsanid ustaaad
Allah kaa abaal mariyo ustaad
Mahadsanid ustaad waxbadan oon kudhibanaa ayaan course kan kafaa iidey
Mahadsanid macalin wad no hagar baxday