Intermediate Javascript

Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

You are not yet enrolled in this course

Course Description

Javascript waa luuqad waxyaabo badan lagu qaban karo, kuwaas oo ay ka mid yihiin, dhisitaanka shabakadaha, mobile apps, games iyo waxyaabo kale oo badan. Luuqadaan waa luuqada kaliya ee uu browser-ka fahmaayo, sidaas darteed, waa luuqad aad muhiim u ah.

Waxyaabaha aad baran doonto waxaa ka mid ah:

  • Data Types
  • Functions
  • Arrays
  • Objects
  • Classes

Intaas iyo in ka badan ayaa baran doontaa.

 

Maxaa u baahantahay inaa taqaano intaadan bilaabin?

  • Si fiican inaa u fahansantahay HTML iyo CSS
  • Inaa taqaano sida computer loo isticmaalo oo files-ka iyo maamulkiisa loo sameeyo.

28 thoughts on “Intermediate Javascript”

  1. Waxan kuso biray websate wxn ad u jeclahay inan barto programing softawre engnering wxa wxn filaa inan ka faa,idaysto wxbarashada mesha ku jirta
    Wxn codsana in liga ciwa wx igu cusub madma an hada igu horeso wxa kale o an codsana lambarka xafiska somali programmers telka iga so xarira 0613139342 / 0614592303 wx fila in codaigayga liga aqbali doona

    1. Asc ugu horayn allh ba mahad iska leh ino suurta galiyey inaan halkan ku midawno mar labaad Ayaad u mahadsantihiin dhamaan macalimiinta iyo inta shaqsi ee anu halkan aqoonta uso doonanay, run ahaanti hadaynu nahay somali wax badan baynu ka danbayne aduunka, taasina aan odhan karo way inoogu wacan tahy aqoonyarideena iyo asalki hore ayn bulsho reer guura ah o dadka in badan ka danbaysa gaar ahaan technologyada any way waxaan rajaynya in ay dadku ka faaidaysatan websitkan freega ah si ay wax badan u ogaadan wsc

    2. Asc alle yaa mahad iska leh ii suuro galiyay inaan ku soo biiro somaali programming
      Waxa kale oon rabaa inaan barto programming software
      Wixii iga dhimana layga caawiye mahanidiin

  2. Asc waxan Ku so biiray website kaan waaxn aad iyo aad ugu mahad cilanaya Allah Ka su ko,
    Macalimiinti huhdiga iyo daadlka galisay course free ah ee aan si Cadi ah inan ubarano masha’Allah Allaha ha idiin barakeyo adinka iyo walindiintin BA 💯💯🙏 Aad bad umahad santihin

  3. abdirahman iidoow

    Asc waxn aad ugu farxsnhy inaa helo meel an ka barto programming languages-ka kla duwan sido kle waxn aad ugu mahdcelinyaa illhy ka sokow ragi inoo suurto galiyay inaa an helno meel an si fudud uga baran karno courses-ka kla duwan ee programming languages-ka thnks a lot guys

  4. Msha alla aad ayaan ugu faraxsanahay inaan kusoo biiro website ka somali programmers inkastoon markii hore ku jiray page facebook ee SP hadana cawa ayaan si rasmi ah ugu soo biiray website keenan quruxda badan msha alla Allah mahad leh.

  5. Waxaan kusoo biray website kan si aan wax uga korarsado waanan bogaadinayaa akhiyaarta platform kan quruxda badan inoo dhisay hala kala faa idaysto dhalinyarooy.

  6. Marka kobad waxaa mahad idilkeed usugnatay allaah swt oo noo sutra galiyay inan gobtan kukulano marka xigta waxaan umahad celinaya bahda somali programmers waxan ina lehay haka cajisina dadalka iyo aqoonta aad aad online sida tayaysan dhalinta uga baraysan cashirada kala duwan waxaan ku Dardsan lahaa inaad xoga saartan cashirada technology somali badan ayaa dhanka technology waxba ka aqon

  7. Marka hore Allah ayay mahadi uzugnaatay , mar Lapaad bahda somali programmers. Waxan Leeyahy wad ku mahadsantihin zida aad aqoonta noogu zoo gudbiseen . Dadaalka aad La garab taagantihiin buLshadiina haLkaa kasii wada . Weldone

  8. nasiib ban leeyhy ano ku jiira barashada computer science innan xirfad kaketo kordhisado wax badan baa ii kala baxay lkn cilado yar ba jirta qofkii xlkiisa haya ha ikala soo xiriiro whtasapp nambar=+919040989342

Leave a Reply