Introduction To HTML

Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

Course Description

HTML waa lafaha shabakad kasta oo internet-ka ku jirta. Shabakadaan aa hada daalacaneysid waxay ku dhisantahay HTML. Barashada mowduucaan waa qasab hadaa rabtid inaa noqoto Web Developer.
Waxyaabaha aan baran doono waxaa ka mid ah:
1. Waa maxay HTML? 2. Tags 3. Forms
4. Buttons
5. Tables

iyo waxyaabo kale oo badan.

52 thoughts on “Introduction To HTML”

  1. Walal Duran Ali runtii aad baan ugu farxay markaan kusoo boggani quruxbadan, Alle weyne haku dhaworo wll.
    Mida xigta maadooyinkani kwrn hadaan labo 2 labo 2 ubarto macquul manoqon kartaa.?

  2. waxaan halkan ugu mahad celinaa ustaadka kasooshaqeeyay iyo cidwalpo oo gacan kageesatay cashiradaan aadka waqtiga loogu bixiyay waxaana leeyhy waad mahad santhy usraad alle hakuusiyaadiyo aqoonta aad leedahay

  3. Wll Aad io aad ugu mahadsanatahy sida quruxda badan aad coursegaan noo soo diyaarisay wxd ku amaanantahy INAAD Html kaligeed noo soo gudbisay Meela kle wx waaka bartay LKN aad ugu wareeri jiray Maxaa yeelay CSS IO Wxyaalo lamida ku dhex rifaaqi jiray. MAHADSANID MAR LABAAD.

  4. Mahadsanid Ustaad Waxaan ka faaiiday wax bdn aanan hoaray u aqoonin alxm maanta waxaan sameen karaa html oo wanaagsan yacnii qurux bdn inta html iga dhimanne in aan internet ka ka dhameeysto ayaan rajeenaya insha ALLAH ,
    waxaana rajeenaya in aan bilaabo course ka CSS insha ALLAH Ustaad ka aan ka baranaayanne waa adiga Ustaad Duraan Ali .

    Rabbi Haka Ajar siiyo Cilmiga aad Sida bilaash ka ah noo partay nagulanne wadaagtay …

Leave a Reply