Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

You are not yet enrolled in this course.


Course Description

Python waa luuqad lagu qaban karo waxyaabo badan sida in shabakadaha lagu dhiso, in Machine Learning iyo Data Science lagu sameeyo. Waa luuqad sideedaba fudud oo sidii English-ka u qoran.

Waxyaabaha aan baran doono waxaa ka mid ah:

  • Data Types
  • Functions
  • List
  • Classes

Iyo waxyaabo kale oo aad u badan.

8 thoughts on “Introduction To Python”

Leave a Reply