Asc, waxaa rabaa inaa leyga jawaabo suaal ku saabsan css-ka. suaasheyda waxa waaye css-ka majiraa qaab selecting loo sameeyo oo aan eheen id iyo class la aan?
October 18, 2021
Wcs. Haa habab badan ayaa select loo sameyn karaa. Waxaad raadsan kartaa h1, p, div iyo wixii la mid ah. Link-gaan hoos ku qoran ayay dhamaan waxyaabaha select lagu sameyn karo ku jiraan.
October 20, 2021