Asc ustaad waxaan ku weydiinaa wordpress Softwere free ah ma heli karaa 

-1
  • Asc ustaad waxaan ku weydiinaa wordpress Softwere free ah ma heli karaa 
June 14, 2021
1
0

Wcs, wordpress sideedaba waa free, http://www.wordpress.org ayaa kasoo shuban kartaa. Waxaa u baahantahay Apache server ama hosting si aa ooga shaqeysiiso.