Front-end

-1

Asc Ustaad Duraan Ali waxaan ku weydiin rabay front-end developer hadan rabo ina noqdo programming languages-ka igu filan aan baran karo wa kuwee ama inaa iska dhiso layga baahan yahay? Mahadsanid.

September 12, 2021
1
1
Asc Ismail, waxan ku talinayaa in aad marka hore barato
  • HTML
  • CSS
  • Javascript
October 31, 2021