Front-end

Share : Front-end
Asc Ustaad Duraan Ali waxaan ku weydiin rabay front-end developer hadan rabo ina noqdo programming languages-ka igu filan aan baran karo wa kuwee ama inaa iska dhiso layga baahan yahay? Mahadsanid.