Asc, ani waxaa joogaa Norway waxaa dhigtaa sanadkeygii koowaad semesterka koowaad ee web design iyo web developer. hada semester ka koowaad waxaa iigu jirto course la dhoho basic web, course sadaan wexeey ka hadleysaa lunux iyo computer network iyo waxaa i hope waxa aan ka hadlaayo inaa fahantay. hal dal iyo talo ayaa ku weydiisan rabaa. maka soo sameyn kartaa vedio kaas oo linux adoo terminal u isticmaalaayo sida loo script gareeyo iyo loo filter gayeeyo. mida labaad talo maisiin kartaa sida aan ani kaligeey isku bari karo iyo meelo laga barto hadaaa taqaano maii sheegi kartaa please. Thanka! waa mahadsan tahay.
October 17, 2021