Maxay kukalduwan yihiin IT, iyoComputer science

0

 Maxaa udhaxeeya IT, iyo  Computer science

June 16, 2021
1
-2

IT ama Information Technology wuxuu xooga saaraa dhinaca system-yada, sida loo dhiso, loo hagaajiyo ama loo ilaaliyo. Lakin Computer science wuxuu xooga saaraa dhinaca dhisida, hagaajinta ama ilaalinta computer applications ama programs. Waxyaabo ku jira IT ayaa waxa laga yaabaa in looga baahanyahay computer science lakin inta badan waa labo mowduuc oo kala duwan.