Ustadi suaSheda waxa ee tahay sida tan : waxa aan sameyay ama so dagsaday HOSPITAL MANAGEMENT SYSTEM (PHP&MYSQL) Hadaba markan isticmaalaya ama macmiil siinaayo barnamijkaga sideed ayaan ugu warejin Kara macmiilkeyga
Yacni ma waxa aan sameyaa in aan asiga serverka ugu shubo ka dib project tiga siiyo mise farsamk kale ayaa jirta
Fadlan su\\\’ashaan iiga so jawaab muhiim ahaan u ahay MAHADSANID
Shaadil
Hadaa rabto inay isticmaalaan oo kaliya, waxaa u baahantahay inaa applicationka ka dhigto “Multi-Tenant Application”, taas oo ah in dad kala duwan ay isticmaali karaan adigoo hal database isticmaalaayo. Hadaa rabto inaa applicationka oo dhan aa siiso, waa inay ayaga hosting account leeyihiin, kadibna aa ugu shubto, faylasha iyo database-kaba.