Share : Php question
Ustadi suaSheda waxa ee tahay sida tan : waxa aan sameyay ama so dagsaday HOSPITAL MANAGEMENT SYSTEM (PHP&MYSQL) Hadaba markan isticmaalaya ama macmiil siinaayo barnamijkaga sideed ayaan ugu warejin Kara macmiilkeyga
Yacni ma waxa aan sameyaa in aan asiga serverka ugu shubo ka dib project tiga siiyo mise farsamk kale ayaa jirta
Fadlan su\\\'ashaan iiga so jawaab muhiim ahaan u ahay MAHADSANID
Shaadil
