Php question

Share : Answer for Php question

Hadaa rabto inay isticmaalaan oo kaliya, waxaa u baahantahay inaa applicationka ka dhigto "Multi-Tenant Application", taas oo ah in dad kala duwan ay isticmaali karaan adigoo hal database isticmaalaayo. Hadaa rabto inaa applicationka oo dhan aa siiso, waa inay ayaga hosting account leeyihiin, kadibna aa ugu shubto, faylasha iyo database-kaba.