Prisma ORM

0

SCWW aadbaan usalaamayaa  macalinkeena qaliga ee bartan inoo sameeyey si aynu aqoon iswaydaarsi ugu samayno, sidoo kale dhamantiin wad salamatihiin.
salan kadib
 
waxan codsan ama rabay hadii uu jiro ruux iga cawinkara sida loo isticmaalo prisma O RM.
oo fududaysa dhisida sql dabatabse. mahadsanidiin dhaman

December 4, 2025
0