Prisma ORM

Share : Prisma ORM
SCWW aadbaan usalaamayaa  macalinkeena qaliga ee bartan inoo sameeyey si aynu aqoon iswaydaarsi ugu samayno, sidoo kale dhamantiin wad salamatihiin. salan kadib   waxan codsan ama rabay hadii uu jiro ruux iga cawinkara sida loo isticmaalo prisma O RM. oo fududaysa dhisida sql dabatabse. mahadsanidiin dhaman