Wcs, Luuqada Python waa luuqad loogu tala galay in waxyaabo badan qabato. Waxaa ka mid ah waxyaabaha ay qabato:
- Web development (In lagu dhiso website-ya ama web applications)
- Automation (in wax soo laa laabanaayo ood computer-kaada aad ku sameynaysid aad si automatic ah kaga shaqeysiisid)
- Machine Learning/AI (Waxaa loo isticmaalaa in wax lagu baro computer-ka oo laga dhigo mid wax fahmaayo)
- Data Science (Cilmiga aruurinta, isku duba ridka iyo kala shaandheynta xogta ayaa loo isticmaalaa)
- Game Development (Waxaa lagu dhisaa games)
Waxyaabahaas iyo waxyaabo kaloo badan way qabataa. Waa luuqad habka ay u qorantahay uu fudud yahay.
June 15, 2021