Asc ustaad waxaan ku weydiinaa Qofkaa ma waxa wanagzan inuu front end iska dhiso mise back end maadooyinka web designing ka ah mcnha
Moha omar
June 14, 2021
Waxaa Kuu Ficaan Inaad Xooga Saarto FrontEnd waayo wax yaal aad u badaan aya ka baraneysaa haadi shaqo laa dhaho dadka badnaan waxaa laa qaataa frontEnd waxaan ka hadlaya usa ama Yurubka. hadii aad joogtiid africa ama tahay qoof kaligiisa shaqeesto frontEnd iyo backEnd waa fiican tahay inaan noqotiid laakin hada waxa saartaa xooga frontEnd markaa isku aragto okey backEnd iyo frontEnd isku wad lawadooda