React JS maku isticmaali karaa Firebase Database?

Share : Answer for React JS maku isticmaali karaa Firebase Database?

Haa, React iyo Firebase waa isla isticmaali kartaa. Firebase waa document database ama no sql database, hab fudud ayaa react js ugu isticmaali kartaa adigoo statement management isticmaalaayo sida Redux Toolkit. Video-gaan ayaa cashar dhan ku siinaayo: https://www.youtube.com/watch?v=jCY6DH8F4oc