SHAHAADADA SIDEEN KU HELI KARAA?

0

ASC 
ustaad waxaan rajeynayaa inaad fiicantahay waxaan dhameystey html 92% baad qaadatey buu isoo qorayaa wana dhameeyay sideen marka ku heli karaa shahaadada
 

1
1

Wcs, waan ka xunahay, wali waan ka shaqeynaynaa Shahaadooyinka. Mardhow ayaan soo galin doonaa.

December 22, 2021