Side website logu xiro api payment

0

Asc somali programar waxaan u baagnahey qof  igu cawiyo qaabka  qaabka api payment dalka logu xiro website adigoo istucmaalayo   php language  iyo platformka wordpress  waxaan u bahanahey in aan baro mahadsnidiin  

1
-2

inkastoo wali isticmaalin payment gateway shirkadaha ay leeyihiin Dahabshil/EDAHAB IYO Telesom/ Zaad Service. Hadana waxaan arkayay facebookgooda iyagoo soo dhigay zAAD API. markaa iyaga u tag oo isiiya dheh.API iyo documentationkiisa.

sidoo kale you have to code by your self si aad payment API ga ugu xidho websitekaaga. uma maleenayo inuu jiro “inkastoo aanan hubin” plugin kuugu xidhayo API ga ay shirkadu ku soo siyan. 

September 16, 2022