Sideen u Kala Horeysiiyaa Casharada?

4

Hadaa dooneysid inaa hoos kasoo bilowdo casharada, waxaad raaci kartaa habkaan. Ogow wili casharo kale ayaan soo wadnaa.

  1. Introduction To HTML
  2. Introduction To CSS
  3. Learn Flexbox
  4. Beginner Javascript
  5. Intermediate Javascript
  6. Basics of React JS
  7. React JS Project

Intaas hadaa marto, waxaad baratay Frontend Development. Hadaa dooneysid inaa Backend barato, waxaad baran kartaa Python oon heyno iyo SQL.

  1. Introduction To Python
  2. Full SQL Course

Waxaad kaloo baran kartaa GIT, taas oo kaa caawineyso inaa barato sida Terminal-ka iyo Git ay u shaqeeyaan inaa barato

  1. Git Essentials
December 25, 2021
2

waa maxay faaidada terminalka ama shaqaiisa

1

Hadaa rabin inaa isticmaasho Terminal-ka waa caadi lakin marka shaqo badan oo development sameynaysid, shaqada ayay kuu fududeynaysaa.

0