salam dhamantiin baahda somali programmers . Waa maxay farqiga ukala dhexeeya let iyo Variable

Share : Answer for salam dhamantiin baahda somali programmers . Waa maxay farqiga ukala dhexeeya let iyo Variable

variable waxa lagukaydiya wax yaabaha aad isticmalayso hadhow code kaaga. let laftirkeeda waxa loogu talagalay in wax lagu asign gareeyo wana labadalikara hadi loobahdo hashow. teeda kale let laftirkeed ayaaba ah variable logu talagalay in wax lagu kaydiyo.