salam dhamantiin baahda somali programmers . Waa maxay farqiga ukala dhexeeya let iyo Variable

Share : Answer for salam dhamantiin baahda somali programmers . Waa maxay farqiga ukala dhexeeya let iyo Variable

wll farqiga udhaxeeyo waxaa waaye variable waa weel ki aad kushuban laheed datadaada halka let ay thy keyword, keyword kana waxaa waaye erayo luqada  ay laydahy(waa araybixinta luqada ay lay dahy(terminology)) kaasoo gooni uha tusaale markii aad rabto in kheexdo varaible javascript waa in aad kohormarisaa keword ka layiraahdo let ama var ama const  tusaale 

let name ='peyaza';

console.log('magacaygu waa ' + name) 

result :magacaygu waa peyaza