Share : Su'aal taalo siin ardey
Mahadsanid Macalin duraan, iyo dhamaan bahdan hureysa cilmigooga. .
Waxaan xiiseynayaa inaan bilaabi guud ahaan cilmigan si iskey ah , Halkeen ka bilaabi karaa ma JavaScript, Html mise python. talaabada koowaad keen bilaabaa?
mahadsanidiin dhmn.🌹