system integration

Share : Answer for system integration

walal coodsiga insha allah waa ka hadleena teamka  waxaan nahneey daad ama team yaar waxaan aruurineyna dadka wixi uu bataan casharo nalaga soo coodsadey insha allah wala sameena, waxaa soo galiseey fullstack develeoper kuma xeer noo haadi aad rabtoo inaad barato API waxa jiiro adigo frontEnd developer tahay aya API istacmaali kartaa, haadi aad ula jeedo backEnd Developer taasi waa gooni onee API. waala sameena insha allah wax kasto sidaa uu horeeyaan ayaa soo galineeyna casharaha insha allah.