June 10, 2021
Somali Programmers website wuxuu ku dhisanyahay WordPress, waxaan isticmaalnay system la yiraahdo LearnDash oo noo ogolaaday inaan casharada soo gudbino. Plugins kaloo badana waan isticmaalnay si aan habkaan rabno uu website-ka noogu shaqeeyo. Wali kuma qanacsanin waxkasta lakin mustaqbalka custom system ayaan u guureynaa, lakin dhaqaalo in la galiyo ayaa taas naga xigto.
Mahadsanid 🙂
June 10, 2021
Thanks Eng.