Waxaan ahay arday rabo in uu barto programming language ka

-1

Asc ustd wn ku salaamay salaan kadib Ustd waxn rabaa inaan ku waydiiyo su’aal waxaan kaa codsanayaa inaad iiga jwbto mhdsnd.
1: waxaan ahay arday jecel in uu barto programming language-ka markaa aniga waxaan rabaa inaan sameyo system xisaabeet oo online ah kasoo ku shaqeynaya website ka sida marka ay ardeyda jamacadaha ama iskuulada ama bangiyada qofka waxuu haystaa user oo uu ku ogaan karo xisaabaat kiisa ee ku harsan waxaan rabaa system qaabkaas ah inaan sameeyo.
Luqadaheen bartaa si aan ugaaro samaynta system ka aan rabo 
 
               Mahadsanid
              Ustad Duran Ali

March 20, 2022
0