Haa fadlan noo soo sameeya daDka khabiirada ah ee groupka kujira dashboard yar oo categories yar leh
June 14, 2021
Waliba html iyo css kusoo sameeya no more advanced
June 14, 2021
waxaa coodsaneeysaa casharo onee laku sameeyo dashboard html iyo css miyaa kaa wadaah coodsii miya ka wada suashaa?
dashboard samee maxumee mataqaan waxa dashboard loola jeedo?
dashboardka waxaa loo adeegsadaa baahiya kala duwan hospitalka , schoolka iyo xafiiska dowladeed waxaa laga yaabaa inay dashboard adeegsadaan lkn siyaaba kala duwan marka in dashboard lasameeyo maaha kaliya
sidoo kale waxaa ubaahantahay high level programming languages ee maaha html iyo css oo kaliya html iyo css na door weyn kuma laha
mahadsanidiin
June 14, 2021
Markaa dashboard dhahdo maxaa ka wadaa?
dashboardka aad rabto waa Nooce