waxaan ubaahanahay latalin

-1

Asc ustad waxan ahay arday dhigta high school waxa iisocoto course diploma oo computerka ah waxan rabaa inaan barto sida loo sameeyo applications ka iyo games ka marka maadadee ama luuqade ayan barta oo aan xooga saara programming languages ka 

4
-1

luqada ugu sareeyo waa C++ waxa ku dhisi karta applications iyo games laakin hadi aad rabto miid waqti badan kaa gaaleenin CSharp baro app iyo games wa u istacmaali karta unity CSharp ayaad u istacmali karta  unreal engine C++  ayaad uu istacmali karta waxa ku xiigo javascript applications waku dhisi karta iyo games waxa jiiro game engines badan javascript u istacmali karto badnaan  online web games  lagu dheelo waxa lagu dhiisey javascript waxa ku xigo java iyo python iyo luqado kale haadi aad africa joogto waxa fiirisaa shaqo miida ku heeli laheed onee laa istacmaalo wadaanka aad joogto eeg maxa baahi loo qabaah luqad computer, marka barato hal luqaad mustaqbalka weku fududaaneysa inaad barato luqado kale duwaan hadi aad u bahaato maalin.

October 6, 2022
0

Waxaan u baahanahay in aan noqdo server adminstrator ee halkeen ka bilaabaa waqti intee ah ayaana igu filan
oon ilaa advanced ku gaari karaa?

0

Sido kalana ma idinka heli course server adminstrator ah?

0

Aad baan ku salmayaa barre waxaan jeclaan lahaa inaan comment ku soo kordhay platformkan haddii ay macquultay halkee ayaan kala soo xidhiidha mac email