waxaan ubaahanahay latalin

1

Waxaan ahy arday soo dhameyay secondry waxaana hada iisocdo dhamen rabaa barashada computer ka istaad waxaan u bahnaa in sameyo amo dhiso database marka luqade ku habon in aan Barto amo siden ku baran karaa sida loo dhiso database ka

October 25, 2022
1
0

Mar hadad bilow tahay,  waxa fican inad macrosoft access aad barato ku dhisto system qurux badan.

November 29, 2022