Share : Answer for Waxaan ubaahanahay latalin
wcs wr wb saaxiib aniga macalinka ma ahi balse waxaan rabaa inta aan ka aqaan in aan kula taliyo hadii aad dooneyso in aad dhisto system xisaabeed waxaan aniga ahaan kugula talinayaa in aad barato boostrap, PHP iyo MYSQL waa luuqadaha ugu badan ee hadda la isticmaalllo walow ay jirto in hadda react la isticmaalo sababo la xariro loadingka javascript marka saaxiib guul baan kuu rajaynayaa guuleyso
