Waxan raba la talin dhanka programing ka ah

-2

Ugu horayn waan idin salamy bahda Somali programmers  waxan  ahy arday dhigta kuliyada ICT Sanadkii u danbeyayna ku jira 
In badan waxan ku dadalay sidaan u baran laha Programing ka lkn ilaaa hada kama hayo Natiijo muuqaata   Maxaa talo ah 

0