Waxan raba la talin dhanka programing ka ah

Share : Waxan raba la talin dhanka programing ka ah
Ugu horayn waan idin salamy bahda Somali programmers  waxan  ahy arday dhigta kuliyada ICT Sanadkii u danbeyayna ku jira  In badan waxan ku dadalay sidaan u baran laha Programing ka lkn ilaaa hada kama hayo Natiijo muuqaata   Maxaa talo ah