Asc wn idin salaamay bahda somaliprogammers asxaabta waxaad iga caawisaan oo rabaaah inan samaysto school online ah oo casharo ku post gareeeyo ardaydana ay iska registor garayn karaaan emailkooda meelkasta aduinka ay joogaama ka baran karaaan
Marka website ugu ficn isheeega aaan ka dhex samaysan karo
Tankale wordpress ma samaysan karaaah school online ah casharo aan soo galin karo hadii aan host iibsado iyo domain waad mahdsnatihinn
Wcs, Hadaadan rabin adiga inaa website dhisato, waxaa isticmaali kartaa http://www.udemy.com si aad casharo usoo galiso ardaydana ooga daawadaan. Hadaa rabtid inaa website dhisato, wordpress waad isticmaali kartaa. Barnaamijka aan anaga isticmaalno oo la dhaho LearnDash ayaa isticmaali kartaa. Kaas oo kuu ogolaanaayo inay ardayda is diiwaan galiyaan, hadaa doontana aad lacag ka dhigi kartid casharada.