Markaa WordPress isticmaaleyso, waa inaa raacdo habka WordPress ay wax u dajiyeen, ayagaa qaabka database-ka, code iyo arimaha amaanka la xariiro dajiyay, marka adiga hab iskama keensan kartid. Sidaas oy tahay, habkooda ma xuma.
Markaa adiga caadi coding u sameynaysid, adigaa shuruudaha dajisanaayo, sida database-ka u egyahay, sida code-ka uu iskugu duba ridanyahay.
Midba wax buu ku fiicanyahay, lakin waa inaa ogtahay website-ka aa dhiseyso waxa laga rabo intaadan go’aansan in WordPress ama custom code aa isticmaasho.
June 14, 2021