BARO GIT ESSENTIALS

Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

You are not yet enrolled in this course.


Course Description

GIT waa cilmiga lagu maamulo markii aad dad badan kala shaqeynaysid code. Wuxuu kuu ilaalinayaa dhamaan wixii la badalay, goortii la badalay iyo qofkii badalay. Waxaad kaloo dib ooga laaban kartaa dhamaan is badaladii hore ee aad sameysay. Waa barnaamijka ay dhamaan ururada waa wayn isticmaalaan.

Waxyaabaha aan baran doono waxaa ka mid ah:

  • Waa Maxay GIT?
  • See loo soo shubtaa
  • Siday kuu caawin kartaa

Iyo waxyaabo kale oo aad u badan.

Waxaa course-kaan noogu deeqay Macalin Abdallah Riig

8 thoughts on “BARO GIT ESSENTIALS”

  1. Mohamed Hassan Abdirisak

    Mahadsanid ustaad. Waxaad usoo gudbisay koorsdaan SI balaaqo iyo aqoon leh. Sad baa uga helaya habla sharraxaaddaada. Mahadsanid mar kale.

  2. Aad baan ku salamaya macalin mahadsanid, waxa fiicnaan lahayd adigoo contacts ka taga, sidoo kalena kumaad darin qofka is istcimalyaa ubunto waxaooga way yara kala duwan yihiin, war celin waxaan hayaa casharka 19 waxaad waa maqan yahay 20 aad ayuunbaad lagu boodayaa.

  3. zakariyejimcale64@gmail.com

    Masha Allah marka aan u fiiriyo waxa aan ka faa iday course daan wax aan idin kugu mahad ciliyo garan maayo balse waxaan idin kugu duceynaa inuu Alle idiin danbi dhaafo

  4. azc dhaaman bahda somaliprogrammer aad baan idiinku bogaadinayaa shaqada aad dhalin yarada soomaliyeed u haysaan . xirfado iyo courses lacag badan lagu qaato ayaa si free ah ugu faaidaynaysan dhalin yarada hore u socda . runtii aniga ahaan wax badan ayaa ka faaiday

Leave a Reply