Casharo Muuqaal Ah
Casharadaan waa bilaash, intaadan bilaabin inaa cashar dhigato, fadlan is diiwaan gali. Kadibna imow Somali Programmers Discord oo hel dad kula barto.

Learn Flexbox
811 students enrolledFlexBox waa hab aad ku habeyn kartid website-kaada adigoo CSS isticmaalayo. Waxay xoog ku leedahay dhinaca Layout ama ah habka wax u muuqdaan.

React JS Project
686 students enrolledCasharkaan waxaan dhiseynaa To Do app oo aad ku fahmi doontid qaybaha React JS ay ka koobantahay sida Components, state iyo hooks.

Beginner Javascript
1601 students enrolledBaro aas aaska luuqada Javascript, casharadaan waxay muhiim u yihiin qof waligiis aan horay programming u sameynin.

BARO GIT ESSENTIALS
450 students enrolledGIT waa system qof kasta oo developer ah inuu barto uu u baahanyahay. Hadaa dad badan aad la shaqeyneysid, waa qasab inaa GIT isticmaasho.

BARO NPM
251 students enrollednpm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa siida loo istacmaalo node package manager soo gaal waa bilaash

Full SQL Course
1135 students enrolledSQL waa luuqada lagula hadlo database yada si aad waxaad dooneyso uu kuugu qabto. Waa luuqad qof kasta oo developer ah uu u baahanyahay inuu yaqaano.

Basics of React JS
397 students enrolledReact JS waa technology ku dhisan Javascript oo aad caan u ah. Waxaad ku dhisi kartaa website iyo apps.

BARO BOOTSTRAP
547 students enrolledBootstrap waa barnaamij CSS ku dhisan oo loogu tala galay in lagu naqshadeeyo shabakadaha.

BARO WORDPRESS
1125 students enrolledWordPress waxaa lagu dhisaa shabakadaha internetka, waana software aad kuu anfacaayo.

Introduction To CSS
1142 students enrolledCSS waa bilicda shabakadaha, waxay la shaqeysaa HTML si shabakada habkay u egtahay loo badalo.

Introduction To Python
1335 students enrolledPython waa luuqad fudud in la barto, waxay u qorantahay sida English-ka.

Introduction To HTML
2801 students enrolledWaa aas aaska Web Development, la'aantood way adkaaneysaa inaad meel fog ka gaarto cilmiga web development.