Barta Barashada Cilmiga Tiknolojiga Si Bilaash Ah
Somali Programmers waxay kuu diyaarisay casharo aad ku baran kartid qaybaha kala duwan ee tiknolojiga. Dhamaan waxa ku jiro shabakadaan waa bilaash lakin lama ogola in meel kale loo qaado.
CASHARO
Waxaan heynaa casharo bilaash ah.
Wada Tashi
Ku soo biir qaybta tashiga, jawaabo ka hel.
Nagu Soo Biir
Ka mid noqo bulshada Somalida oo horay u socoto.
Casharadii Ugu Danbeeyay
Ka mid Noqo Hormarka Aduunka
Aduunka wuxuu u socdaa dhinaca tiknolojiyada, waxaan rabnaa inaan u horseedno bulshada Soomaalida inay la jaanqaadaan hormarkaas. Hababkaan hoos ku xusan ayaan rabnaa inaan bulshada ku hormarino.
SP waxay soo gudbineysaa casharo si fiican loo diyaariyay oo loogu tala galay inay ardayga bilowga ah ka dhigto mid aqoontiisa/aqoonteeda meel fog gaarsiin karto.
Arday kasta wuxuu helaayaa taageero dhan oo markasta looga jawaabi karo su’aal kastoo uu qabo. Waxaan ka rajeynaynaa dhamaan ardayda inay ka mid noqdaan kuwo caawiyo ardayda ka hooseyso.
SP waxay xooga saareysaa inay soo bandhigto aqoonta Soomaalida meelkastoo ay joogaan. Waxaan dooneynaa in dhalinyarada ay ogaadaan in aduunka aqoontooda u baahanyahay. Anagana aan halkaan taageero ula joogno.