npm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa soo gaal waa bilaash

npm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa soo gaal waa bilaash
You must be logged in to post a comment.
asmc wrwb waxaan kamid ahay bahda programmers ka waxanan aad iyo aad u daneeya barashda fullstack web development ka waxbadan oo aan u bahnaa somaliprogrammers waa ay iga caawiyeen
mahadcelin balaadhan dhamman cidkasta oo gacan ku lahayd soo gudbinta casharadan.
@mohamed abdikani ahmed aad ayaa u mahadsantahay inaad ka heesheey casharka waxa ku rajeena kher badaan adiga iyo kuwa kale casharkeyga fiirsadeen onee ka heeleen
Thanks ustaad Jamaal Hassan runti course npm kaa waxbadan baan kafaaiday Aabaad ugu mahasantayahay course aad sida firriga noogu soo diyaarisay ustaad Allah hku xifdiyo
Sido mahancelinayaa Somalia programmers mahandsanadiin 🙏
Thanks ustaad Jamaal Hassan runti course npm kaa waxbadan baan kafaaiday Aabaad ugu mahasantayahay course aad sida firriga noogu soo diyaarisay ustaad Allah hku xifdiyo
Sido mahancelinayaa Somalia programmers mahandsanadiin
@ haykal cabdi salaan aad ayaa u mahadsantahay inaad ka heesheey casharka waxa ku rajeena kher badaan adiga iyo kuwa kale casharkeyga fiirsadeen onee ka heeleen
Asc sxb
Aad iyo Aad may u bahansantihiin Bahda Somali Programmer