Intaadan u gudbin casharada kore ee Javascript, waxaa u baahantahay inaa aas aaska iska dhisto. Casharkaan waxaad ku barani arimaha la xariiro Variables, Function iyo Loops.

Intaadan u gudbin casharada kore ee Javascript, waxaa u baahantahay inaa aas aaska iska dhisto. Casharkaan waxaad ku barani arimaha la xariiro Variables, Function iyo Loops.
You must be logged in to post a comment.
This was amazing content Thank you macalin i really appreciate.
It is amazing lesson thank you macalin Jazakallahu kheyr you tooo
subscribe to the channel too
Thank you Teacher. I appreciate you the work that you have for us.
jazakalah ustaad..
I am very happy
I appreciate it Sir.
mahadsanid ustaad qaab aad noogu soo gubisay wax badana waan kula socday
De walaal waxba laga fahmi maayo basic ga consoleka iyo lambaradan aad qorqorayso waxay qabanayaanba Maad sheegin hadii Lagu daro iyo hadii Laga tagaba, Markaa qaabka wax dhigista wax ka badal.
thanks teacher
i appreciate it sir
ilaa hadda ma arko wax cashar xee sameeya teacher
waa mahadsantay walaal….sida aad noo soo gaadhsiisay
Jazaaakalaaaah teacher lknse waxaaad modaa JavaScript xogaa in ay igu adagtahy markaaa see ku fahmi karaa maxaanse xooga saraa si aaan ufahmo JavaScript ustaaad
Mahadzanid duraaan Ali
Thank you Duraan for the efforts to teach us freely .Jazaka Allah
Thanks teacher
Hhh
walaal aad io aad baad u mahadsantahay ilahay ajr io xasanaat haka siiyo
when you have a big brother in technology to help you is good like you teacher, thanks.