Flexbox waa hab aad ku dhisi kartid website adigoon ka wal waleynin habka uu website-ka u egyahay and loo arko

Flexbox waa hab aad ku dhisi kartid website adigoon ka wal waleynin habka uu website-ka u egyahay and loo arko
You must be logged in to post a comment.
Jazkallah Jannah, Abaalkina Ma Gudi Karno Isleeyhy.
Wa Iyak. Adaa mudan walaal, soo dhawoow.
Ani wax cashara uma jeedi maxaa qaldan
Asc
ASC ustaadow waxa kaa codsan lahaa inaa lagu Soo kordhiyo appska hadda la isticmaalo sida photoshop, premier pro, graphic design iyo wim Ustaad waa codsi
Fikradaas waan kula qabaa wll
Wcs Xassan, Mahadsanid, waa fikrad fiican, markaan casharada programming-ka la xariiro dhameyno ayaan casharo kale sida design, UI/UX sameynaynaa insha allah.
Ustaad corso pilaw ah ayaan u paahnaa xageen ka helaa
ustaad jazakallah waxyaabo badan baan ka faaidey alle waxaan kaga baryaya sida aad cilmigaga nogu faaideysey inuu alle wax khayr badan kugu badan mahadsanid
Aad iyo aad u mahadsanid ustaad duraan Ali Allah ha ka abaalmariyo sida quruxda badan een uso diyaarisay cashirkan iyo juhdiga iyo dedaalka aad ku bixisay wax badan waan ka kororosaday ustaad shurkan.
ugu horey waad kumahadsantahay madaama aad ina siisey fursad muhiim ah dadka kalena lacag kubixiya waxaan kaloo kacodsaneena dhanka responsiveka ayaan kudhibanahay waxaa iga run ah in aan websitekasta dhiso karo lkn celida i heyasato waa markaan is iraahdo mobile kusoobandhig si ay asxptaada ubooqdaan ii masuurto gasho marka intaas inaga caawi adigo mahadsan
ilaahay hakaa abaalmariyo ustaad duraan runtii abaal wayn baad noo gashay wlhy anigu in muddo ah ayaan raadinayey casharo Web Devlopment ku saabsan kuwaas oo af-keena soomaliga ku baxay si fiicana loogu sharaxayo lkn waan waawey, maanta se waxaan rajaynayaa in ardayda soomaaliyeed ee barata Web Dev. ka faa’idaystaan casharadaan ustaadku wakhriga faraha badan galiyey Mahadsanid ustaad..
Thanks ustaad duraan ali Allah hakaa aban mariyo cilmigaad noo soo gudbinayo sida bilashkaa ustaad Allah hku xifdiyo
Asc ustaad wali iimafurmin casharadu pl iga caawi
Mahadsanid Duraan Ali 100%
Thanks ustaad
Asc ustaad
Mahadi korkiina ha’ ahaato
SOMALIPROGARAM.
ustad jazakallah
ustaad Duraan Cali aad baad u mahadsantahay
Ustaad casharo bilaw ah ayaan rabaa
Asc Masha Allah aad baad umahadsan thy goor hore igu dambeysay programmingka live kada markan arkay xalay wax bdn baan uga faideystay wana I update gareysay kdbna webkada ayan so galey aad baana ugu faraxsanahay sida quruxda bdn oo aad ugu faaideynayso dhalanyarta soomaaliyeed.
Aad baad Umahadsanthy wll somaliyeed jecel inay ubax soosaraaan wlll sido kale nodejs ubahanahy iyo labrary express waa mahadsantihiin