Full SQL Course

Current Status
Not Enrolled
Price
Free
Get Started

SQL ama Structured Query Language waa luuqada aad kula hadli kartid database yada loo yaqaano Relational Databases. Waxaad u isticmaali kartaa inaad amar siiso database-ka si waxaad dooneyso uu kuugu soo aruuriyo. Luuqadaan waxay ka mid tahay luuqadaha aduunka ugu caansan. Casharkaan waxaan isticmaaleynaa PostgreSQL oo ah relational database lakin waxyaabaha aa barato oo dhan waad u isticmaali kartaa MySQL iyo kuwa kalaba.

Waxyaabaha aad baran doontid waxaa ka mid ah:

  • SELECT
  • RIGHT JOIN
  • LEFT JOIN
  • PRIMARY KEY

Iyo waxyaabo kale oo badan.

Waxaa casharkaan noo soo gudbiyay Daryeel Academy wayna ku mahadsanyihiin

12 thoughts on “Full SQL Course”

    1. walaal markaad account-gaaga saxda ku soo xirto waxaa ku dhufataa qaybta coursada kadibna ku dhufo baro kadibna meesha join ku dhufo kadibna wuu kuu soo baxayaa casharka isku day mar kale

  1. Waxaad sameyseen wax dhalinyarto dhan ay u baahanyeen , waxan kamid ahyd dhalinyarta jecel inay wadan kooda wax badan kuso kordhiyan wad mhdsan tihiin walal

Leave a Reply