Casharo Muuqaal Ah

Casharadaan waa bilaash, intaadan bilaabin inaa cashar dhigato, fadlan is diiwaan gali. Kadibna imow Somali Programmers Discord oo hel dad kula barto.

Free

Learn Flexbox

621 students enrolled

FlexBox waa hab aad ku habeyn kartid website-kaada adigoo CSS isticmaalayo. Waxay xoog ku leedahay dhinaca Layout ama ah habka wax u muuqdaan.

Free

React JS Project

530 students enrolled

Casharkaan waxaan dhiseynaa To Do app oo aad ku fahmi doontid qaybaha React JS ay ka koobantahay sida Components, state iyo hooks.

Free

Beginner Javascript

1312 students enrolled

Baro aas aaska luuqada Javascript, casharadaan waxay muhiim u yihiin qof waligiis aan horay programming u sameynin.

Free

BARO GIT ESSENTIALS

357 students enrolled

GIT waa system qof kasta oo developer ah inuu barto uu u baahanyahay. Hadaa dad badan aad la shaqeyneysid, waa qasab inaa GIT isticmaasho.

Free

BARO NPM

205 students enrolled

npm waxee kuu fududeeney marka dhiiseeso ablikeeshan sida reactjs ama vuejs iyo kuwa kale javascript casharkaan ayaa ka fahmeysa siida loo istacmaalo node package manager soo gaal waa bilaash

Free

Full SQL Course

978 students enrolled

SQL waa luuqada lagula hadlo database yada si aad waxaad dooneyso uu kuugu qabto. Waa luuqad qof kasta oo developer ah uu u baahanyahay inuu yaqaano.

Free

Basics of React JS

353 students enrolled

React JS waa technology ku dhisan Javascript oo aad caan u ah. Waxaad ku dhisi kartaa website iyo apps.

Free

BARO BOOTSTRAP

481 students enrolled

Bootstrap waa barnaamij CSS ku dhisan oo loogu tala galay in lagu naqshadeeyo shabakadaha.

Free

BARO WORDPRESS

964 students enrolled

WordPress waxaa lagu dhisaa shabakadaha internetka, waana software aad kuu anfacaayo.

Free

Introduction To CSS

1007 students enrolled

CSS waa bilicda shabakadaha, waxay la shaqeysaa HTML si shabakada habkay u egtahay loo badalo.

Free

Introduction To Python

1153 students enrolled

Python waa luuqad fudud in la barto, waxay u qorantahay sida English-ka.

Free

Introduction To HTML

2447 students enrolled

Waa aas aaska Web Development, la'aantood way adkaaneysaa inaad meel fog ka gaarto cilmiga web development.

Free

Intermediate Javascript

1301 students enrolled

Javascript waa luuqad aad muhiim u ah oo developer kasta uu u baahanyahay inuu barto.